WhatsApp oo si buuxda dib ugu soo laabtay hawada

Waxaa hawada dib ugu soo laabtay WhatsApp kadib cilad ku timid bartan oo saameyay dad badan guud ahaan caalamka.

Dad badan waxay isugu diri waayeen farriimaha WhatsApp taasoo ay isticmaalaan ku dhawaad 2 bilyan oo qof.

Dad badan oo adeegsada baraha bulshada ayaa si weyn u hadal hayay ciladda ku timid WhatsApp

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker