MADAXWEYNIHII HORE MUDANE DAHIR RAYAALE KAHIN IYO MEEQAAMKII SOMALILAND.

sooyaalku waa isa soo celiyaa (history repeated it self).

waa cibro aadamuhu wax ku qaato xumo iyo wanaagba.
bal an is dul taagno nuxurka maqaalka oo ah ,
 MADAXWEYNIHII HORE MUDANE DAHIR RAYAALE KAHIN MUDO XILEEDKIISII 2002-2010
MAXAA LAGU XASUUSTAA?
waxa hubaal ah in aan la dafiri karin guulihii uu u soo hooyey somaliland iyo maqaamkii u
gaadhsiiyey maamul ahaan gudo iyo dibad waa midh ku xardhan sooyaalka somaliland
adse moodo in laga xishoodo in la xuso ama la xardho xusuus qorka sunaha maamul wanaag ee somalilland.ABWAAN NIMADA WAA LOO DHASHAA IIBSE LAGUU WAA.
an bal ka xuso dhawr qodob oo xusid mudan tii oo guulaha MUDANE RAYAALE
maqaal kooban lagu soo koobi karin.
1.madaxweyne Rayaale wuxu ka dhaxlay madaxdii ka horaysay shacab dagaalsan oo qayebsan,siyaasad cakiran oo dawladaha deriska xidhiidhkeedu liito sida DJIBOUTI,SOMALIA, ETHIOPIA IYO KENYA caalamka kale hadalkeeda daa.
MADX.RAYAALE wuxu kaw ku guulaystay nabbadayenta shucuubta iyo bulshadda
somaliland,sida xanafihii gudaheena,sool iyo sanaag taas oo gacmaha la is qaabsaday.
la walaaloobay.
2.xadkii walaaladeen DJIBOUTI oo uu furay,iyo dhamaan qarada AFRICA.
3.Yurub iyo north America oo  uu xidhiidh fiican la yeeshay markii u horaysa
baarlamaanka uk ka qudbaadeeya ictiraafka qadiyada somaliland hor dhigay oo aad looga dooday.AMERICA sidoo kalle gadhay in wasiiradii arimaha dibada ee mareykanka
jenda viraysar ka soo degto hargeisa.
3. 33 safaaradood oo somaliland ku yeelato beesha caalamka.
4.heyada maanta ka hawlgala maanta somaliland waa kuwii maaamulwanaagii RAYAALE
soo hiigsaday.
5.wuxu suuro geliyey doorasho hal qof hal cod oo heer madxweyene,gole shacbi,
 iyo gole degaan.
ma odhan karnaa waa tixraaca koobaad ee laga baadhi karo qaamuuska maamul wanaaga
dawladnimo iyo daadihinta bulsho kobcin?
jawaabtu waa HAA.
HADAAN LAYS DAFIRAYEN
MAAMULKII NAGU DEEQ.
MIDNIMUU MURTI
NOOGA SIIDHIGAY
DAL IYO DAD MIDAYSAN
MAAMUUS.
https://youtu.be/P2yht3OjX28

XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker