“Haddaanu Geelay nahay wixii aanu Qarsanaynay intaanu soo saarnay…” – Axmed Xaashi Oday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno ka mida golaha wasiirada Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu daah-furayey ururka geelayaasha Somaliland oo lagu qabtay Garabis oo ka mida degaanka fara-weyne oo ka tirsan gobolka maroodi-jeex.

Waxaana ugu horayn halkaasi ka hadlay gudoomiyaha ururka geelayaasha Mustafe Cali Ducaale oo xusay ahmiyada iyo ujeedka ay u aas-aaseen ururkan, isagoo ku dheeraaday qiimaha ay leeyihiin caana geelu, isagoo sheegay in maanta adduunyadii kale fahantay faa’iidada ku jirta urur ahaana ay doonayaan inay dibeda u dhoofiyaan caanaha geela marka ay dalka wada gaadhsiiyaan ururkan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker