Maamulka Puntland Ayaa Degmada Taleex U Magacaabay Gobol Ka Tirsan Degaannadeed.a.
Garoowe-(OWN)-Maamulka Puntland ayaa degmada Taleex u magacaabay gobol ka tirsan degaannadeeda.
Dhawaan ayay ahayd markii boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse uu madaxweynaha Puntland ugu baaqey in Taleex gobol loo magacaabo.
Somaliland ayaa iyadu horey ugu magacowday gobol degmada Taleex kaasi oo lagu magacaabo Xaysimo.
Shirkii Golaha Xukuumaddaย Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynahaย Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah amniga dalka, Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka, Ansixinta Gobalka Taleex, Degmada Yagoori iyo Warbixino Kale. Akhriso Faah-faahinta.