Dibadbaxayaasha mucaaradka Kenya oo gaaray xaafadda Eastleigh

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa haatan horkacaya kolonyo gawaari ah oo dhex maraya xaafadaha Nairobi kaddib markii booliiska ay ka xannibeen inay galaan bartamaha magaalada ee ganacsiyadu ku yaallaan.

Boqollaal taageerayaashiisa ah ayaa goor dhoweyd gaaray xaafadda Eastleigh, iyadoo Raila uu halkaasi ka jeediyay khudbad.

Siyaasigan rugcaddaaga ah ayaa xaafad walba ku istaagayay si uu taageerayaashiisa ugu khudbeeyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker