“Mashaakilaadka Ina Haystaa Maaha Kuwo Uu Keenay Kulmiye Markii Uu Axmed Siilaanyo Madaxweynaha Ahaa” Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland.

Hargaysa-(OWN)-Maxamuud Xaashi Cabdi, wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland oo maanta la hadlaayay arday ka qalin-jabinaysey jaamacad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa yidhi, “Mashaakilaadka inna haystaa maaha kuwo uu keenay Kulmiye markii uu Axmed Siilaanyo madaxweynaha ahaa iyo kuwo Muuse keenay toona ee waa mushaakilaad lasoo dhaxlay oo aan laga been sheegi karayn”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker