Maamulka Gobolka Saraar Iyo Taliska Aaga Barri Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Kormeer Ku Tegey Degaano Kamida Gobolka Saraar.

Saraakiil ka tirsan ciidamada Qaranka Somaliland ee aaga Barriga Somaliland iyo maamulka gobolka Saraar ayaa kormeer ku tegey degaano hoos yimaada gobolka Saraar oo ay ku sugan yihiin dadkii kazoo baro kacay abaaraha ka jira Goboladda Waqooyi Barri Somaliya (Puntland).

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker