Dab ka kacay Dhakhtar ku Yaala magaalada Hargeysa.

Ciidanka Dabdemiska magaalada Hargeysa ayaa subaxnimadii hore saaka u gurmaday dab ka kacay dhakhtarka Ilkaha ee lagu magacaabo Asnaan oo ku yaala agagaarka Seeraar Building.
Ciidanka ayaa damiyay dabkaa waxaana ciidamadu ka Hakiyeen dabkaa qaybo ka mida qalabka dhakhtarku ku shaqaynayay.Ma Jirin dhaawac iyo dhimasho dabkaasi sababay.
Gebagabadii ciidanka Dabdemisku wuxuu ganacsatada farayaa in Habeenkii meheradaha lagaga tago qof waardiye ah, isla markaana ku tababaran daminta dabka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker