Dalka Turkiga Oo ka Guuraya Magaciisii hore Ee Ahaa Turkey Iyo Sababta?

Dalka Turkiga ayaa go’aansaday in uu ka guuro magaciisii hore ee ahaa Turkey, waxa aanu qaramada Midoobey u gudbiyey magaciisa cusub oo ah ‘Türkiye’ iyo qaabka loogu dhawaaqo doono oo ah ‘Turkiye’.
Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa sheegay in magacan cusubi uu sida ugu saxan u meteli karo dhaqanka, xadaaradda iyo qiyamka umadda Turkiga.
Dadka siyaasadaha Turkiga falanqeeya ayaa tallaabadan ku tilmaamay in ay qayb ka tahay wejiga cusub ee uu madaxweyne Erdogan doonayo in uu u dhigo dalkiisa oo dadaal ugu jira in uu ka mid noqdo dalalka ugu dhaqaalaha, cududda iyo diblumaasiyadda culus dunida.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker