Hambalyo Hamblyo Dr Ayaan Jamac Fardawade

Congratulation, Hambalyo Hambalyo waxaan milion jeer u Hambalyaynaya Ayan Jama Fardawade. Oo ka qalanjebisey jamacada addis ababa medical collage. Waxaana rajeynaya inay noqoto. Adna aadanta cusub ee qarniga. Ayna wax ka qaban doonto hooyoyinka iyo dhalaanka wadanka ku dhimanaya. Hambalyo hambalyo .

Qalinki Xuseen Macaane

0634204520.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker