Uganda oo maanta bilaabaysa qodista ceelkii ugu horreeyay ee shidaal

Uganda ayaa maanta oo Talaado ah bilaabaysa qodista ceelkii ugu horreeyay ee shidaal ah ee Kingfisher, sida ay sheegtay wakaaladda batroolka ee dawladda.

Waxa la filayaa in marka la gaaro 2025 shidaalkii ugu horreeyay oo dhan 1.4 bilyan oo foosto laga soo saari doono ceelasha gobolka bartamaha dalkaasi.

Wakaaladda batroolka ee dawladda Uganda, ayaa mashruucani ku tilmaamtay mid taariikhi ah.

Dowladda Uganda ayaa muddo ku howlanayd bilaabidda mashruucani lagu qodayo ceelsha shidaalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker