MUSE BIIXI IYO MAXAMED KAAHINOOW, SIYAASADU MAHA SIDAAS. AAN IDIIN BARO SIYASADA WACAN. BY FUAAD QAWDHAN LONDON

Dallkeenii somaliland wuu ka sii darrayaa, waxa la yidhi qofka aan wax taggan garran, waxa maqana ma garto.
           Waxaan sidaas u leeyahey, madaxa weynaha somaliland iyo inta ku xidhanba waxey ku sheqeenayaan siayaasad khaladan oo walahi xoog u khaldan, waa siyaasad qawaan, oo guracan, haddaba  Waxaan usheegayaa ,  madaxweynaha iyo dhamaan inta ku xidhanba, inney ku nool yihiin, siyasad khalddan,  waxaadna aad ku nooshiin been.
 
 
Waar dalkii iyo dalkii waad kalla qaybiiseen siyaasad xumo. bulshadii somaliland waxaad u horseedeen fakhri iyo gaajo iyo qabaylad iyo abaaro , dhamaantood waxaasna idiinkaa ugu wacan, waxaad noqteen dowladii ugu horeeysey  ee *( ABIID) somaliland soo marta ee gasha baal madow.
 
Waar dadka somaliland hadaad ciidmao dul keentaan iyo xooga, wey ka sii darayaan waxaana uu dalku galyaa colllaaad walee.
 
Waar dadka  sidaas laguma maamulo waad khalaad ee kadaaya, hadii kale walaahi nin walba oo madax wey sameen doontaa gurigisaa lagu soo dhacaya waxeynu nahey beelo isku tagey.
 
Anigu madaxweyne iyo inta la talisaba  sida waxa loo maamulo aan idin barno, dadka ku dhaha nabara sida wax loo maamuulo. waar maxaa ku diidaan marka haore inaad cadadalad ku dhisto kuna dhaqdo dhamaan hayadaha dalka oodhan iyo  maamulada ka jirba.
 
Sidan hadaad joojin weydaan walaahi  dalku bubur ka filo, 
 
 Waxey maamulku wanagasan uu yahey adoo isku day inaad policeka iyo muratriga iyo dhamaan hadayhuba noqdaan kuwo bulshadeedu jacel yihiin,  hadii taas la waayo  KA(  FILO DAGAAL  IYO COLAADO)walaahi gurigaga ka filo dagaal.
 
waxaa qorey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada  woolwich london
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan
00447383135563

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker