sland madaxtooyada dadka jooga waxey ku tashadaan sidii beelo sland ka mida aay iskaga eegi lahaayeen..

Waxaa hubaaala somaliland madaxtooyada  dadka jooga hadey tahey madaxweyne, iyo shaqalaaba iney ku tashadaan, sidii beelo somaliland ah aay iskaga eegi lahaayeen.
 
Guudan ahaan waad la soctaan dalka somaliland inuu galley marxaladu aad xun, dowlada hada jooga iyo hayadaheeduba aay yihiin kuwa ugu liita ee na soo marey intey somaliland jirtey, si kastaba ha ahaatee, waxaan halkan caawa ka cadeenayaa inuu dalku galley marxalado dhaqaale oo aad u liita, iyo qabyaaladii oo cirka isku shareertey.
 
Mogtiihiin in 360 tukaan aay xidhan yihiin isla markaana u xidhmeeen , markii aay wax aay iibiyaan waayeen , saboobtoo ah,  dadkii waxaa gacanta u gashey hufti aay ka midhaey carab iyo dad carab kunoola oo aan dan muraad  ka laheen dalkooda.
 
Waad la soctaan siyaasda dibadu meeshey mareeyso, in shirar aay wadaan dalalka jaarka  sida ethopia iyo elitrea, iyo somalia aay wadaad shirar lagu mideenaayo sedexda dal, shirarkaasna aay masuul ka tahey dalka ethopia, oo aay wadaan in dalkaasba la midooyo, waxaas oodhan baa ka jira siayasada east afrika.
 
Waxaas aan soo sheegey madaxtooayada somaliland maha mid aau muuqdaan, waayo halkii aay  siyaasadaas iyo mideenta somaliland ku dadaali lahaayeen  ayaay ku fikiriyaan siidiii aay iskaga eegi lahaayeen  beelo ka midda dalka somaliland.
 
MUUSE  biixi iyo inta la talisa wali iyagoo bariga somaliland tagaya oo week joogaya ma aragteen, isla markaasna  dhageey sanaaya  dhamaan beelahaas ka cabanaya, taasi waa waa maya, waayo waxaa ku jira muse bixxi, waa xin iyo xaasnimo uu ku dhashey, iyo jaahinimo, waayo hadii uu dacad yahey , dadkaas ka cabaya ayuu dhagsan lahaa.
 
ilaaahey waxuu yidhi ; sedex qyiamaha lama hadlo.
 
1 nin leadera ama madaxweynaa oo dadkisii been  u sheegey.
2 iyo ama qaf  oo weyn sineestey.
 
Anigu garan maayo,  musue biixi sidii u fikarayo, walahi waxaan uu wadaa waa qabyaaladii oo qawan, madaxtooayadii reerkisiii u geyeey , waa si aan loogu qabsan ama aan loo ogaan waxii ka socda iyo waxiii soogalayaba habeen iyo maalinba.
 
ilaahey baa mahad leh
waxaa qorey fuaad maxamed qawdhan
arimaha bulshada
london
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker