Xukumad Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Dhawaaqii Gudoomiyaha Xisbiga Waddani .

” Waxaan Aqoon Sanahay In Cabdiraxmaan “Cirro ” Wax Udheeryihin Sameysigii Uu Xisbiga Sameystay , Gelidii Uu Doorashada Uu Galay ,In Aanay Ka Niyad Ahayne Somaliland Iyo Burburkeeda Usameystay Marka Horeba ”

“Waxaa Aqoon Sanahay In Waxaa Uu Halkan Kula Jiro Ee Umada Marka Uu Imaadaba Umada Kuleeyahay Uu Aduun Weynahana Kuleeyahay ”

“Hadii Wax Ku Imaadaan Somaliland Cabdiraxmaanow Adaa Keenay Ragii Hore Ee Gobta Ahaa Ee Doorashad Geli Jiray , Ee Qaadan Jiray Natiijada Doorashada Ee Soo Baxdaa Halkaasey Ku Hadhi Jireeno Tooda Danbe Ayay Qaadan Jireen ”

Maxamed Muuse Diiriye Wasiirka Warfaafinta Somaliland Ahna Afhayeenka Xukumada.

Wasiirka Oo Hadalkiisa Sii Watay Kulan Warbaahineedkiisa Warbaahinta Dawlada Ku Kooban Waxaa Uu Sheegay Inuu Qirsan Yahay In Taageerayasha Xisbiga WADDANI Baaxad Leeyihin Balse Ciro Ahaan Aanay Kuraaci Doonin Burburinta Somaliland Sidu Hadalkisa Udhigay .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker