Agaasimihii Hore Ee Tv-ga Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Xilka Uu Wasiir Guri-Barwaaqo Uu ka Qaaday
Muuse Faarax Jaambiir oo ah Agaasimihii xilka laga qaaday ee telefishanka qaranka somaliland ayaa ka hadlay xil uu wasiirka warfaafintu u magacaabay oo uu ka cudurdaartay inuu qabto iyo sida uu u arko xil ka qaadista lagu sameeyey.
Muuse Faarax Jaambiir waxa oo uu ka gaabsaday inuu faah faahiyo waxyaabaha ay salka ku hayso xil ka qaadista lagu sameeyey.
Halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan