Shirkada Adeega Korontada ee Heco ee Magalada Burco Ayaa Abaal marin u samaysay Shaqaalaheeda

Burco(OWN) Shirkada adeega korontada ee magalada burco iyo nawaaxigeeda ayaa munaasibad balaadhan xalay ku abaal marisay xubnihii ug firfircoona shirkaadaasi, iyadoo halkaasi ku Gudoonsiisay Shahaado sharafyo iyo bilado lagu dhiiri galinayo shaqada iyo dadaalka ay shirkada gashadeen.

Hoos ka daawo Muqaalka munasibada:

Maxamed Siciid Gaaxnuug

Oodweyne news

Burco Office

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker