Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Ku Dhawaaqey Xaalad Deg Deg Ah

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Rama Phose ayaa ku dhawaaqay in uu dalkaasi gali doona Xaalad deg deg muddo 21 maalmood ah sababo la Xidhiidha Cudurka Coronavirus.

 

Go’aankan ayaa dhaqan geli doona laga bilaabo Maalinta khamiista ah ee soo Socota ilaa 15 bisha April.

Madaxweynaha waxaa uu sheegay kaliya inay furnaan doonaan Isbitaalada,Pharmasiiyada iyo meelaha lagu iibyo cuntooyinka si loo yareeyo Cudurka Coronavirus.

 

Tallaabadan waxaa ay saameyn ballaadhan ku yeelan doontaa dad badan oo ay Ganacsadu  ku jiraan,waxaana la xadidi doonaa dhaq dhaqaaqa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker