Daawo: Falan-qayntii Ciyaaraha , Real Madrid oo Dayacday Hogaanka iyo Barcelona oo la Wareegtay
Daawo: Falan-qayntii Ciyaaraha , Real Madrid oo Dayacday Hogaanka iyo Barcelona oo la Wareegtay
Real Madrid waxay xalay la kulantay Guul-darro Xanuun badan oo 2-1 ah La Gashay Real Betis, waxaanay lumisay Hoggaanka oo ay Barcelona kala wareegtay.
laakiin khasaaraha soo gaadhay waxa barbar socday laba Ciyaartoy oo muhiim u ah Zinedine Zidan oo uu dhaawac soo gaadhay.
Difaaca Reer Brazil ee Marcelo ayaa laga saaray garoonka qaybtii dambe markii uu dhaawac kasoo gaadhay muruqa, waxaana lagu beddelay Ferland Mendy, waxaase ciyaarta dhamaystay goolhaye Thibaut Courtois oo muruqa lugta bidix waxyeello kasoo gaadhay.
Daawo: Falan-qayntii Ciyaaraha , Real Madrid oo Dayacday Hogaanka iyo Barcelona oo la Wareegtay