Madaxweyne Ku-xigeenka JSL Oo Ka Qayb Galay Wajigiisii Sadexaad ee Barnaamijka Horumarinta Cilmiga.

Madaxweyneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la tayeeyo, korna loo qaado waxbarashadda Somaliland, waxaanu kula dar-daarmay wasaaradda Waxbarashadda iyo Saynisku inay laban-laabto dadaaladda lagu doonaayo in tacliinta la gaadhsiiso guri kasta.

Image may contain: 8 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people smilingImage may contain: 1 personImage may contain: 8 people, suitImage may contain: 6 people, people sittingImage may contain: one or more people, crowd and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker