Ganacsatada diyaaradaha oo walaac ka muujiyay hakad ku yimid dal ku-galka Kenya
Ganacsatada Soomaalida ee ka shaqaysta xarumaha lagu iibiyo tigidhada diyaaradaha, gaar ahaana kuwa Naiorbi iyo Muqdisho ayaa ka walaacsan saamayn xooggan oo uu ganacsigooda ku yeeshay hakad ku yimid dal kugalka Kenya ee dadka ku safra Baasaboorka Soomaaiya kaasoo toddobadyadii lasoo dhaafay hakad iyo ciriiri ku jiray.