Suxufi geeriyooday xilli uu tebinayay ciyaartii Argentina iyo Netherlands

Ninkan oo udhashay dalka Maraykanka waxa la odhan jirey magacisa Grant Wahl waxa uu aha weriye ka falooda cayaaraha kubada cagta.
Intiina xasuusta ninkani hadal hayn badan ayuu dhaliyey ayaamihi aynu soo dhaafnay kadib marki loo diidey in uu garoomada lagu ciyaarayo la gala astaanta uu ugu ololeyo dadka Dhaqanka Xun.
Xalay ayuu ku naf baxay deeganka Lusail ee Qatar ku taala inti ay socotey cayaarti udhaxaysey Argentina iyo Netherlands

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker