Booliska Hargaysa Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Nin Gacan Ku Dhiigle Ah oo Todobaad ka hor Dil Gaystay

Booliska Hargaysa Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Nin Gacan Ku Dhiigle Ah oo Todobaad ka hor Dil u gaysta Marxuum ku sugnaa Degmada Gumar ee gobolka  Hawd.

Cali Muuse Xassan oo ah Ninka dilka gaystay ayaa shalay galbtii laga soo  qabtay deegaanka Xaraf oo ku YaalLa duleedka galbeed ee magaalada
Hargeysa.

 

Sidaasi waxaa waxaa Warbaahinta   U xaqiijiyey qaar ka mid ah
waxgaradka iyo cuqaasha oo mudooyinkii u danbeeyey ku raad joogay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker