Daawo Guddida Qaban-qaabada Xuska 18-ka May 019 Ee Ceerigaabo Oo La Shaaciyey
Ceerigaabo(OWN) Badhasaabka Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) Ayaa ku dhawaaqay Guddida Qaban-qaabada Xuska 18-ka May 019 Guddidaas oo ka kooban 15 xubnood
Halkan Hoose Ka daawo warkaas