Aabaha Dhalay Raisal Wasaaraha Itoobiya Abihii Axmed Cali Oo Ku Geeryooday Magaalada Jima ee Degaanka Oromia ee Dalka Ethiopia
Axmed Cali oo ah aabaha dhaley Raโiisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta sacaadu markii ay ahayd 2dii duhurnimo ku geeriyoodey cusbitaalka takhasuska ee ku yaala magaalada Jima, sida uu sheegey Xafiiska is gaadhsiinta ee magaalada Agaro.
Waxaana marxuumka lagu aasi doonaa bari hadii Alle idmo isla magaaladaas sida uu sheegey xafiisku.Marxuum Axmed Cali Ilaahay ha u naxariistee waxa ay daโdiisu ahayd marka uu geeriyoodey 105 sano