Garyaqaanada Intisaar Cali Fidhin Oo Ugu Baaqday Shacabka Somalida Maraykana Inay iska Ilaaliyaan Tuugta Xiliga Cashuuraha Dadka Dhaca
Xiliga cashuurta waxaa bata tuugta(scams) waxaanan ugu baaqayaa in layska jiro, weliba dadka waaweyn ee waayelka ah buu dhibkani aad u soo gadhaa.
Hadaba halkan hoose ka daawo Garyaqaanada Intisaar Cali Fidhin oo faahfaahin ka bixinaysa