Daawo: Wasiirka Horu marinta Beeraha Somaliland oo ka Warbixiyay Ayax uu sheegay inuu ku Habsaday Beeraha Dalka
Daawo: Wasiirka Horu marinta Beeraha Somaliland oo ka Warbixiyay Ayax uu sheegay inuu ku Habsaday Beeraha Dalka, Sideaasna Wuxuu ku kaga warbixiyay Waraysi ay Warbaahintu La Yeelatay , Wasiir Ahmed Muumin Seed ayaa Cabasho Badan ka muujiyay Cawaaqib xumada uu ka Tegayo Ayaxaasi