Dawo:-Xukumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtey Qaraarkii Kaso Baxay Qaramada Midoobey.

Hargaysa-(OWN)-Wasiirka  Gaashandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxaa uu si adag uga  jawaabey war bixin dhawaan ka soo baxdey  kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuno Qabateynta Hubka ee UN Monitoring Group oo sheegay in maxaabiistii ay Somaliland ku qabatey dagaalka Tukoraq qaar kood la  jidh dilay .

Wasiirka ayaa war bixintaas ku tilmaamay mid been abuur ah isla markaana waxaa uu sheegay in Somaliland ay si fiican  ula dhaqantey maxabiistii kuwii dhawaca ahaana ay  ku daaweysay meeshii lagu daaweynaayey ciidankii Somaliland ee dhaawaca ahaa……... Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker