WADDO QUDHAA UFURAN

Waddo  qudhaa kuu furan

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib odaygii ku dhaca lahaa

Maantay ugu darantay waana imtixaankii ugu adkaa ee soo mara

Bal hadaba saaxiib maxaad kula talin lahay adoo itixaanka uxadaya

Kordhiye . saaxiib horta waa sidaa aad sheegtaye arrinku waa ku

Xunyay una malaynmaayo ninka baxaya.

Laakiin waxaan odhan lahaa kala dooro TAANI  iyo  S/LAAN

Tani maaha tii aamus kaaga dhammaanaysay waad aragtaa

Beelihii soomaalilaan siday uhadlayaan intaan madaxtooyada

Laguugu soo dhicin is badbaadi oo dalka badbaadi.

Waddada qudha ee kuu furani waa TAANI  oo immika aad ku

Dhawaaqdo csilaadiisa haddii kale adaa casilan /

Waa talo adiga kuu dana  mr, ku dhace

Guuleed liibaan  snm1710 @livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker