Muuse Biixi, Taliyaha Booliiska, Nabad Sugida , Wasiirka Amniga Shicibka S/land hawga Jawaabaan, Cayda & Aflaagadada Cali Gurey

Muuse Biixi hadii la weydiiyo wuxuu Cali Gurey Birmagayda, Madaxda, Siyaasiinta, Mujaahidiinta u caayayo oo uu weliba FaceBook & Warbaahinta maalintii Toban goor u soo dhigo cayda, ee uu ugu nuuxnuuxsanayo cayda
Shakhsiga & Koox & Reero & Beelaba wuxuu Muuse ku jawaabi ma ogi.
Taliyaha Booliiska, RRU, & Ina Kaahina & Madaxtooyada ayaanu ka soo baxay
amarka lagu xidhay uldaan Cunaaye, FaceBook & Qoraalada Cayda Cali Gureyn
Madaxtooyada ayuu guno kaga qaataa.
Halkii Cuqubo lagu galo caruurtey ka laysaa, Muusaw Siilaanyo wuxuu la naan-
aabey ee Umadii Habaar & Belaayo kugu dhacdey looga daba leeyahay, waa
Qabyaalad, Eex, Cadaalad daro & Caga Juglayn.
Hadaba, Muuse Biixi adigoo wax yar joogey ayaa waa halkii Marxuunkii Otowa
Biixi aad isu duqaysey, waataa Wadankii Dagaal & dhiig Bari ka degi la, yahay
waataa Reerihii Garxajis Shirka ay qabsadeen, Beelihii kalana ku raaceen
Cadaalad Daro, Reero Jeegaana oo keligood Wadankii isa siiyey.
Hadaba, Muusaw inuu Suldaan Cunaaye u xidhnaado Cali Gurey ayuu u jawaabay, Cali Gureyna cid kasta xaar & qudhun uu ku caayo xiitaa Ragii
Wadankan Dhiigooda & aftooda u hurey ee Burco soo galay, Axmed Mire uu
isku xaarey, Laakiin Cali Gurey taa wuu eedey haduu inuun naf leeyahay cid
dambe FaceBook ku caayi maaye, Laakiin Cali Caruur, Cali Dhooqo oo waabu
isu bogey oo uu ku andacoodey Shaw Ina Mire waa loo damqanayaa.
Sidaas Darteed, Muusaw Suldaan Cunaaye & cali Gurey ama hawada xidhnaadaan, ama Dadka hawada caayaan, oo warbaahinta haku wada jirto.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker