Daawo:- Madaxweynaha Maxkamadda Guud Ee Dalka Ethiopia Oo Xabsiga Ku Bookhatay Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii Hore Ee DDS Waxaanu Ka Waramay Xaaladdiisa.

Addis-ababa-(OWN)M-adaxweynaha Maxkamada Guud ee dalka Itoobiya ayaa shalay booqatey xarumaha Booliska ee ku yaala magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kuwaas oo lagu hayo maxabiis danbiyo kala duwan lagu soo eedeyey

Xabsiyada ay  booqatey Gabadha madaxweynaha ka ah maxamada guud ee dalka Itoobiya ayaa waxaa ka mid ah  Saldhiga uu ku xidhan yahay Madaxweynihii hore ee Somalida Itoobiya  Cabdi Maxamuud Cumar waxaana uu u sheegay in gobta uu hada ku xidhan yahay ay tahay goob aad u fiican…. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker