“Dowlad Laba Kaclayn Ah Ayaanu Samaynaynaa..” Faysal Cali Waraabe oo Mar Kale Hanjabay

Hargeysa (OWN)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay shirweynaha 4aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, waxaana munaasibadda ka qayb-galay hoggaanka sare iyo ergooyinka xisbiga oo ka kala yimi gobollada iyo degmooyinka dalka.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu eedaymo u jeediyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo uu ugu baaqay inuu wakhtigeeda ku qabto doorashada madaxtooyada oo ku muddeysan dhammaadka sannadkan 2022-ka.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalladii Guddoomiyaha Xisbiga UCID ka jeediyey furitaanka shirweynaha 4aad ee Xisbiga UCID.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker