Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Madaxweynaha Somaliland Ku Eedeyaay Inuu Komishankii Doorashooyinka ee Hore u Burburiyaay Si Mudo Kordhin Loogu Sameeyo
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Madaxweynaha Somaliland Ku Eedeyaay Inuu Komishankii Doorashooyinka ee Hore u Burburiyaay Si Mudo Kordhin Loogu Sameeyo.
“Aad ayaan uga xumahay in Muse Biixi gacantiisa ku burburiyay Komishankii D.Q ee hore si uu mudo kordhin sharci daro ah u helo,taas oo aan marnaba u suurta gali doonin.
waxa aan soo dhawaynayaa go’aanka K. D.Q ee ah inay doorashada Madaxtooyadda ku qabanayaan muddo 9-bilood ah.” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.