ISMAANDHAAFKA XISBIYADA SOMALILAND, OO SAAMAYN KU YEELANAYA HAWLAHA DIYAARGAROWGA DOORASHOOYINKA

165 habeen ayaa ka hadhay xilliga loo asteeyey inay Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Dawladaha Hoose ka qabsoomaan Somaliland taas oo ku beegan maalin Arbaca ah, bisha March 27, 2019, hase ahaatee waxaa jira caqabado waaweyn oo weli horyaalla inay doorasho qabsoonto, taas oo faham ahaan muujinaysa inaanay suurogal ahayn in wakhtiga kooban lagaga gaadhsiiyo hawlaha doorashada ee yaalla, maadaama aan illaa haatan heshiis lagu ahayn habka doorashada loo gelayo ama aanu jirin qorshe doorasho oo ay heshiis ku yihiin dhinacyada ku lug leh hawlaha doorashooyinka Somaliland.
Warbixintan oo dhamaystiran si aad u hesho halkan guji,
Mahadsanid.
Xafiiska la Socodka Arimaha Doorashooyinka (Election Monitoring Office) ee Xarunta Darasaadka Siyaasada (CPA).

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker