Taliyaha Ciidanka Qaranka Ee Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Imaatinkii Jabhada Caare Ee Sanaag

Taliyaha Ciidanka 3aad ee Ciidanka Qaranka Ee Gobolka Sanaag gaashaanle sare Faysal Cabdi ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag kaga  Hadlay Imaatinkii Jabhada Caare Ee Sanaag, halkan hoose ka daawo

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker