Iiraan Oo Gantaalo Ku Garaacday Safaarda Maraykanka Ee Baqdaad

Dawladda Iiraan ayaa labbo Gantaal ku gantay Saafarada uu Maraykanku ku leeyahay magaalada Baqdaad ee Caasimada Ciraaq

Warar horudhac ah ayaa sheegaya in gantaaladu ayna ku dhicin gudaha safaarada Maraykanka, balse ay ku dhaceen degaan u dhow oo lagu magaacbo aaga cagaaran.

Ilaa hadda ma jiro warar si rasmi ah u qeexay waxyeelada  oo laga Warinayo khasaaraha ka dhashay gantaalahan, balse dagaanka ayaa waxaa ku sugan dad badan oo ku banaan baxaya Maraykanka.

Hashd al-Shaabi (paramilitary forces) fighters set the U.S. Embassy wall on fire as they protest to condemn air strikes on their bases, in Baghdad, Iraq December 31, 2019. REUTERS/Thaier al-Sudani – RC2E6E95X08Z

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker