“Muusa Bixi Waxa uu Ku Hawlanyahay kala Qaybinta Dadka Somaliland” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Qoraal uu Soo Dhigay Bartiisa Twitter-ka Wax uu ku Sheegay in Madaxweynaha Somaliland ku Mashquul Sanyahay Kala Qaybinta Shacabka Somaliland Halka Madaxweynaha Somaliya uu Wado sidii uu uga Hortagi lahaa Xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanka
” Hassan Sh. Mohamud oo ay ahayd Inu shirka Q. Midoobay ka qayb galo. Waxuu la shiraya Wasarada Gashandhige Ee Marayakanka si u isu hortaago xidhidhka Uu Maraykanku la bilaabay Somaliland Ee Pentagon Ku Hogaaminayso Halka Musa Bixi u Ku Hawlanyahay kala Qaybinta Dadka Somaliland
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker