Xildhibaan Indho Indho oo Golaha u soo jeediyey in Madaxwaynaha mudo kordhin loo sameeyo.
Guddoomiyaha guddida arrimaha dibedda ee Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Cabdiqadir Indho indho ayaa u soo jeediyay golihiisa in ajandaha lagu soo daro mudo kordhinta loo samaynayo Madaxweynaha.
Sidoo kale waxa uu soo jeediyay in lagu mudeeyo wakhtigaasi 21 October ee sannadkan.