Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta JSL Oo Baad Casriya Dul Dhigay Tv-yada Dalka Ka hawlgala

Xayiraadda CBA TV waxay noqonaysaa warbaahintii labaad ee la xidhay 45 maalmood gudahood. Waxaa bishii July la xayiray Xafiiskii iyo baahintii BBC-da ee Somaliland.

Bishii horena waxaa ganaax culus lagu riday Telefishanka madaxabanaan ee MM Somali TV.

Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta JSL gaar ahaan agaasimaha Maxamed Yuusuf iyo Wasiir Saleebaan Cali Koore ayaa caado ka dhigtay inay Telefishanada xayiraado saaraan markii ay ka waayeen lacago laaluusha kadibna xayiraadan ka dhigtay waddo budhcadnimo ah ay Tv-yada lacago kaga urursadaan markii ay musuqmaasuqa baahsan ee Wasaaradda Warfaafinta ay ka wadaan ku filnaan waayeen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker