Wasiirka Arimaha Gudaha oo Shaaciyaay Xiliga la Aasayo Abwaan Hadraawi

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa Shaaciyaay Xiliga La Aasayo Abwaan Maxamed Ibraahim  Hadraawi Waxa uu sheegay in maalinta bari ah la Aasi Doono.

“Maydka Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame, Waxaa la Aasayaa Beri Salaada Casar, Waxaa Lagaga Tukanayaa Baqiic”. Sidaa Waxa yidhi Wasiir Maxamed Kaahin

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker