Maxaa Guddiga Qandraasyada Qaranka u Qabsoomay Sannadkii 2019? DAAWO Barnaamij Koobsanaya Wax-qabadkii GQQ ee Sannadkii tagay
Hargeysa (OWN)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa soo bandhigay Wax-qabadka iyo horumarka ay hay’ad ahaan ku tallaabsadeen Sannadkii tagay ee 2019-kii oo noqonaya sannadkii ay ugu wax-qabadka badnaayeen Guddigu.
Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa shaqadoodu tahay Naadinta Mashaariic kala duwan oo loo qabanayo hay’adaha Dowliga ah kuwaas oo Fulintooda si daah-furan loogu soo bandhigo Bulshada cid kasta oo ka qayb-qaadanaysa inay ku tartamaan fulinta Mashaariicda.
Daawo Barnaamijka laga Diyaariyey Wax-qabadkii 2019 ee Guddiga Qandaraasyada Qaranka