Mucaaridka oo diyaarinaya mudaharaado xoogan,Xukuumadda JSL oo dhufayska ku soo jira
Warbixin:-Mucaaridka oo diyaarinaya mudaharaado xoogan, muxaafidka oo dhufayska ku soo jira iyo xaalada ka taagan Somaliland.
Ciidamada ilaalada madaxtooyada iyo booliska oo lagu taxay hub cusub oo laga keenay dalka Jabuuti, mucaaridka oo si qarsoon u diyaariyey jawaabta ay ka bixin doonaan haddii tacadiyo iyo dil lagula kaco shacabka ka qayb galaya mudaharaadka salmiga ah.
Ciidan ka tirsan sirdoonka leexsan oo ka qayb ka ah qorshaha ay xukuumadu ku wajahayso mudaharaadayaasha iyo xaalada markastaba laga filan karo dhinacyada isku micilisanaya.
https://www.youtube.com/watch?v=Re-k9y2-x5s&ab_channel=AbdirizakGoud