Madaxweynaha Puntland Oo Kafaalo Qaaday Kharashka Ku Baxaya Xaaladda Caafimaad Ex-Wasiir Cali Sandule Oo Hargeysa Ku Xannuunsanaya Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Afka Ka Xidhatay

Hargesa (OWN)-Wasiir ku-xigeenkii hore ee maaliyadda Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan), ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland kafaalo qaadayo qarashka ku baxaya xaaladda caafimaad ee siyaasi Cali Sandulle oo Hargeysa ku xannuunsanaya.

Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan), ayaa ehelada Sandulle ugu baaqay in ay u soo qaadaan Garoowe si dhakhtar dabadeed loogu qalqaaliyo, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker