Reer Sheekh Isaaqow Iladerayaal Halgankii SNM Aynu U Dhamayn ..

Reer Sheekh Isaaqow Iladerayaal Halgankii SNM Aynu U Dhamayn Cidhif Ilaa Cidhif Aynu Aynu U Jilib Dhignay Rajiimkii Waxuushta Ahaa Dadka Ku Hayey Gumaadka  Baro Kicin Iyo Isir Badalka  Dhamaanteenba Waynu Ka Dhiidhinay Waana Loo Dhama Waana Lagu Guulaystay Hadabo Waxa Nusqaan Wayn Ah In Dhamaan Beelihi Halganka Ku Jiray Midwalba Guushi Halganka Reerkooda La Jeclaado Waa Nusqaan Ragii Halganka Ku Naf Wayey Ku Hanti Beelay Ku Xus Beelay Ku Naafoobay U Qaxay Ku Silcay Hadii Arinkiinu Sidan Inuu Noqon Doono Ay Ogaan Lahaayen In   Halgankii Umada Usoo Galeen  Aad Kala Sheegateen  Waxaaso Dhami Ugu Dhaceen Walaahi  Siyaad Bare  Ayey   Hadh Cad  Isku Soo Wada  Dhiibi Lahaayeen Waar Tariikhdaasi Hore U Qorante Tariikhda Qof Walba Reerkooda U Nisbaynaayo Aynu Ku Dhaafno Una Dhaafno Halgan Aynu Dhamaanteenba Wada Lahayn
 Ama Sidani Simahe Tvga Qaranka Somaliland HHHH Kkkk Ha Qabto Barnaamij Kolba Lagaga Sheekaynaayo Beel Walba Kaalinta Ay Ku Lahayd Halganka Lagaga Sheekaynaayo Iyado Beel Walba Intaa Mujaahid Xogogaal Nool Layidha  Kaalay Maanta Reer Hebel Ka Sheeke Kaalintii Ay Halganka Ku Laahaayen Taas Malaha Dadkan Xiiqsan Dawo U Noqon Lahayd Sida Runta Qofka Aragtida Dheeri Waxan Ku Dhexmilmi Maayo SNM Local Uma Baahne Ama International  Uga Sheeke Ka Ka Hadlaayow Ama Iska Amuus
Sheekada SNM Geel Aynu Wada Dhacsanay Waxay Ku Dhaanto Garanwayey Anigu
Wanaaga Waa La Faafiya Iyo Talada Fiicn  Dhamaantiin Share Dhaha
Qormo Kooban
Khadar Bitijoor
Wabilaahi Towfiiq

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker