Wariye lagu Xidhay Hargeysa
Wariye Cumar Seerbiya ayaa hadda lagu xidhay Madaarka Hargaysa, sida uu hadda ku sheegay qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook oo u dhignaa:-
“Wax la igu xidhay madaarka Hargeisa”
Suxufigan ayaa ka hawl-gala Telefishanka Astaan oo xarumo ku leh, Muqdisho Iyo Hargaysa.