Muuse Biixi oo Xaalkiisii noqdey Col hortii Jabay,

Muusihii adkaa, Muusihii Dhirbaaxi Jirey Daarood, Muusihii Ducada Diidi irey
Muusihii Xadka xidhayey ee ku ciidayey Garawe, Muusihii Caare soo qabanay-
ay, talaw maxaa baraq jabiyey, maxaa cabsi geliyey, ka kacaay, Riyaalaw, xasan
Ciisaw,
Muuse Biixi & Kaahin Hal xaaraani Nirig xalaala ma dhasho, Muuse oo Kursiga
uu boobey ku andacoodey Cod xalaala ayaan ku imi, Muuse ku andacoodey
Jeegaan ayaa i dooratey, oo shicibkii kale Codkoodii daadka raaciyey, Muuse
oo Kursigii xaaraanta, dhiigna ku darey oo Ceel-afweyn & Tuka raq Dagaal ku
qaadey.
Muusaw sawdigan cabaadaya, ee Faysal Teneg uu shanqadhayo, ee afhayeen-
kaagii , kol Ardayda Daarood ee Camuud hala laayo, kolna Caare cidi soo qaban mayso, Muuse & Kaahin & Taani & Afhayeenkiina Faysal Jeegaan, saw-
tan xaalkiinii noqdey, hayaay ka soo kacaay, & Cigaal Shidaadaw Col hortii
Jabay, Xaqdarada, Dulmiga, Kibirka intaas ayey ku filan yihiin.
Muuse Shaani & dagaal Ooge Kaahin & Faysal Faaruuq, weydinkan cabaadeeye
hadmaa weerar culus idinku waabariistey, wadnihiinu nugulaa waa waraydu
waa maxay.
Muusaw Shicbku waxay ka sugayaan, Haladaygii & Geesinamadii ma dhiiga
Shacabka & Tolaay & Cabaad & Ka kaca, Riyaalaw, Xasan Ciisaw, Tolwaayaw
& Cabaadkii Cigaal shidaad.
Wabilaahi Tawiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker