Xal laga gaadhay Arintii Xildhibaan Barkhad Batuun iyo Mushtaaq Cabdi Naano.

Waxaa iminka si rasmi ah loo soo afjaray arintii Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun iyo Marwo Mushtaaq Cabdi Naano .
Kulan ay isku yimadeen odayaasha labada dhinac ayaana arintaas ku soo dhamaatay .
Sheekhii isku meheriyey Mushtaaq iyo Xildhibaan Barkhad ayaa goobta ku dhaartay inuu isagu isku meheriyey labadooda sanadkii 2020 bishii 11 , waxaana uu meherkaasi ka dhacay magaalada Borama .
Sidoo kale waxaa iyaguna halkaas ku dhaartay markhatiyadii meherkaas joogay .
Odayaasha Marwo Mustaaq iyo ehelkeeda ayaa dhaartaas ku qancay .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker