Maxay Tahay Ujeedada Ka Dambaysa Inuu Madaxweynuhu la Kulmo Qaar Ka Mida Madaxda Urur Siyaasada ?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka iyo arrimaha ururada siyaasada.