Xisbiga WADDANI Oo War Ka Soo Saaray Ololaha Xisbiga Ee Maalinta Jimcaha

Guddi hawleedka Xisbiga WADDANI u qaabilsan Arrimaha doorashooyinka ee Gobolka Maroodijeex ayaa shaaciyay habka uu u dhacayo ololaha Xisbiga ee maalintiisa 2-aad oo ku beeggan maalinta Jimcaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker