Mudug: Magaalo uu Asaay Bacaadku

Waa deegaanka Dhinowda ee gobolka Mudug, abaarta ka jirta dalka, waxa u dheer bacaad ka aasay ceelashii ay biyaha ka heli jireen. Sidoo kale wuxuu ku habsaday xarunta caafimaadka, masaajidka lagu tukado iyo dhismayaal kale ee deegaanka u ah.

“Adduun nooceeya ayaan joognaa, waan aasanay adduunkana kama aynan tagin, aakhirana ma aynan gaarin”, ayuu yidhi oday ka mid ah dadka deegaanka, isaga oo dalbaday in lala soo gaaro biyo iyo daawo.

Dhinowda ayaa Garacad 30 km uga beegan dhanka koonfureed.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker