Daawo Xisbiyada Mucaardka UCID Iyo Waddani Oo Ku Dhawaaqay Isbahaysi Siyaasadeed

Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo u hadlay labada xisbi ayaa sheegay in Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI ay ku heshiisyeen in ay samaystaan is-bahaysi Mucaarid oo adag.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker